Waxbaris Muuqaal ah
Ku Riyaaqidda Nolosha Maalinwalba
Sida fikradaha, hadalada iyo dabeecadaha u saameeyaan farxadaada
Dhegeyso Joyce Meyer oo ah qoraa buugaagteeda aad loo iibsado iyo macallin barta Kitaabka Quduuska ah, iyadoo kula wadaagaysa waxyaabo dhiirrigelin ah oo kaa caawinaya inaad ku riyaaqdo nolol-maalmeedkaaga.
La wadaag
Farriimo Muuqaal ah
Rejo Waqti Adag
Cadowgu waxa uu rabaa in aan rejo beelno. Waxa uu rabaa in aan ku qanacno in wax kasta dhumeen oo waxba eysan weligood sax noqon doonin. Laakiin illaahey waxa uu rabaa in ey rejo naga buuxdo – rumeysan oo filaaya waxa sarre.
Nabad
Waan duceynayaa in uu buuggani nabbadda kaa caawin doono oo aad ku raaxeysato “…nabbadda ilaaheey, taasi oo ka sarreeysa fahamka oo dhan…” (Filiboy 4:7).
Goob-dagaaleedka Maanka
Qorniinkan waxa aynu ka arkaynaa in aynu ku jirno dagaal.